Dhakafaar - Cabdullaahi Janno - Books - Createspace Independent Publishing Platf - 9781546886877 - May 22, 2017
In case cover and title do not match, the title is correct

Dhakafaar

Cabdullaahi Janno

Price
Íkr 2,359
excl. VAT

Ordered from remote warehouse

Expected delivery Oct 3 - 14
Add to your iMusic wish list

Dhakafaar

Dhakafaar waa buug higsanaya inuu farta ku fiiqo fikirka qalloocsamay iyo fahamka gaasirka ah ee aafeeyay bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu buuggu si toos ama si dadban u bixinayaa sawir muujinayo burburka ka dhashay fikirka gurracan xag bulsho, xag siyaasad, xag diin, xag qoys, xag dhaqaale, iyo wixii la mid ah. Buugga Dhakafaar waa 14 sheeko oo gaagaaban. Wuxuu buuggu kuu ballan-qaadayaa fikir xor ah iyo farshaxan casri ah. Waxaadna ka helaysaa farriimo si toos ah ula fal-galayo nolosha bulshada-farriimo xal u noqon karo tiiha ay Soomaalidu gashay qaran-jabkii ka dib.

Media Books     Paperback Book   (Book with soft cover and glued back)
Released May 22, 2017
ISBN13 9781546886877
Publishers Createspace Independent Publishing Platf
Pages 160
Dimensions 127 × 203 × 9 mm   ·   181 g
Language Somali