Dhagar Iyo Dhayalsi - Cali M Cabdigiir (Caliganay) - Books - Createspace Independent Publishing Platf - 9781985014732 - February 2, 2018
In case cover and title do not match, the title is correct

Dhagar Iyo Dhayalsi

Price
Íkr 2,089
excl. VAT

Ordered from remote warehouse

Expected delivery Jun 25 - Jul 9
Add to your iMusic wish list

Soomaalida, gobonnimo uma soo dhaweyn ee waxaa timid "Guuldarro kastaaba cid bay dan u tahay." Bir kuma jarna waxaase qoran in 50-80 malyan oo qof ay ku dhimatay dagaalkii 2aad ee adduunka-meesha dhibaatadaasi Soomaalida abdo u bidhaamisay. Dhiganahani waxa uu ku saabsan yahay 180+ su'aalood iyo 180-koodii jawaabood oo Ingiriis ah, iyo in le'eg oo Soomaaligoodii ah, iyo faallooyin afar jibbaarkood ka badan oo baaritaan qoddo dheer lagu soo bandhigay. SYL (Somali Youth League: Italian Somaliland) iyo SNL (Somali National League: British Somaliland Protectorate) ma aasaasmeen Soomaaliduna dawladnimo ma haamiseen haddii aan Talyaanigu ku guuldarraysan lahayn dagaalkii 2aad ee koonka. Dhacdooyinkii oo qodobaysan, afkaaga hooyo iyo akhrisan wanaagsan.

Media Books     Paperback Book   (Book with soft cover and glued back)
Released February 2, 2018
ISBN13 9781985014732
Publishers Createspace Independent Publishing Platf
Pages 230
Dimensions 152 × 229 × 12 mm   ·   312 g
Language Somali  

More by Cali M Cabdigiir (Caliganay)

Show all