Tell your friends about this item:
Oday Baashe iyo deriskiisii Sven Nordqvist
Oday Baashe iyo deriskiisii
Sven Nordqvist
Pettson halkar och gör illa foten precis innan jul. Findus blir ledsen, och tror inte att det blir någon riktig jul. Men som tur är, så finner Pettson på råd...
Oday baashe iyo deriskiisii Oday Baashe iyo Farxaan waxa ay u diyaargaroobayaan ciidda. Waxa ay si degdeg ah u nadiifiyeen gurigoodii. Waxa keliya ee u dhimani waa in ay cuntadii ay ciidda cuni lahaayeen soo iibsadaan. Balse si lamafilaan ah ayay u dhaceen wax aanay filanayni. Oday Baashe ayaa lugta ka dhaawacmay. Way adag tahay in uu dukaanka ka soo adeego iyo in uu qabsado hawlihii kale ee ka qabyada ahaa. Oday Baashe iyo Farxaan oo ka werwersan sida ay u ciidi doonaan ayaa waxa mar qudha u soo wareegay deriskoodii. Waxa ay u keeneen cunto iyo wax kasta oo ay u baahnaayeen. Sida ay deriskoodu u caawiyeen waxa ay u qaadan waa ku noqotay oday Baashe iyo Farxaan.
| Media | Books Hardcover Book (Book with hard spine and cover) |
| Released | September 25, 2019 |
| ISBN13 | 9789198566208 |
| Publishers | Somabooks Förlag |
| Pages | 32 |
| Dimensions | 216 × 303 × 7 mm · 380 g |
| Language | Somali |
| Original language | Swedish |
More by Sven Nordqvist
Show allMore from the same publisher
See all of Sven Nordqvist ( e.g. Hardcover Book , CD , Book , Audiobook (MP3) and Paperback Book )